Qaramada Midoobay oo War kasoo saartay Doorashadii ka dhacday Puntland

Qoraal kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu soo dhaweeyay doorashadii Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland ee shalay ka dhacday magaalada Garawe. Kusimaha Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya ahna ku xigeenka ergeyga gaarka ah Raisedon Zenenga ayaa soo dhaweeyay una hambalyeeyay Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka cusub ee shalay la doortay. Qaramada … Continue reading Qaramada Midoobay oo War kasoo saartay Doorashadii ka dhacday Puntland